Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay yihiin caqabadaha heysta kalluumaysatada Warsheekh?


Warsheekh

Xirfadda Kalluumeysiga waxaa ku tiirsan dad badan oo ku nool degmada Warshiikh ee Gobolka Shabeellaha dhexe, waxayna ka cabanayaan jillaabatada in degmada aysan laheyn kuwaan Mallaay iyo qaboojiyayaal ay ku keydiyaan Kalluunka ay soo qabtaan.

Sida uu warbixintaan uu ku eegayo weriyaha VOA-da Cabdicasiis Axmed Barrow oo dhowaan degmadaasi booqday

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:45 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG