Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax Afar Caruur ah ku Dilay Galgaduud


Wararka ka imaanaya deegaanka Bangeelle oo qiyaastii 20 km koonfur kaga beegan magaalada Cabudwaaq ayaa sheegaya in shalay halkaasi uu qarax ku dilay afar caruur ah ka dib markii uu ku qarxay walxo ay ku cayaarayeen.

Caruurtan ayaa la sheegay in ay ka mid ahaayeen arday wax ka barata mid ka mid ah iskuullada ku yaalla Bangeelle ee gobolka Galguduud.

Wariyaha VOAda Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa dhacdadan ka wareystay Xirsi Maxamed Cadde, oo ah Gudoomiyaha Deegaankaasi.

Walxa qarxa oo afar caruur ah ku dilay Galgaduud
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:56 0:00


XS
SM
MD
LG