Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abaaro saameeyay dadka iyo xoolaha oo ku dhuftay miyiga Ceelwaaq


Bakhtiga xoolaha abaarta ku dhintay

Tuulooyinka iyo dhulka miyiga ee hoos yimaada magaaladda Ceelwaaq gobolka Gedo ayaa waxaa ka jira abaar ba’an oo saameysay dadka iyo xoolaha..

Gudoomiye ku-xigeenka degmada Ceelwaaq Sahal Macalin Aadan ayaa u sheegay VOA in abaaraha oo ka dhashey biyo la’aan ay saameeyeen boqolaal reer guuraa ah iyo xoolihii ay dhaqanayeen, kuwaas oo ka barakacay meelihii ay daganaayeen.

Sahra Cabdi Axmed oo khadka ayaa waraysigan la yeelatay.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:38 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG