Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Amisom iyo Koonfur Galbeed oo furaya jidad ay xireen Al-Shabaab


Magaalada Baydhaba waxaa ka dhacay kulan looga hadlay arrimaha amniga gobolada Koonfur Galbeed, kaasi oo u dhaxeeyay saraakiisha amniga Maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa Amisom.

Kulanka oo diiradda lagu saarayay furista waddooyinka ay Al-Shabaab go’doomiyeen iyo sugidda amnigooda ayaa sidoo kale waxaa ka qeybgalay xubno ka socday dowladda UK.

Warkan waxaa Baydhaba kasoo direy wariyaha VOA-da Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Halkaan ka dhagayso, warbixinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:26 0:00


XS
SM
MD
LG