Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee shacabka u arkaan Golaha Wasiirada cusub?


Maxamed Xuseen Rooble

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Roble ayaa 19-kii bishan ku dhowaaqay Golihiisa cusub ee Wasiirrada, oo ka kooban illaa 70 wasiir, wasiir ku-xigeeno iyo wasiiru dowlayaal.

Golaha cusub ee wasiirrada waxaa ku jira xubno cusub iyo sidoo kale kuwo ka tirsan golihii wasiiirrada ee xukuumaddii Xasan Cali Khayre.

Qaar ka mid ah dadka ku nool Muqdisho ayaa aragtidooda ka dhiibtay dhismaha xukumadda cusub. Wariyaha VOA-da Seynab Abuukar ayaa Makaroofanka la dhex qaaday.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:45 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG