Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bahda Warbaahinta oo dalbaday in lasii daayo Cabdullaahi Kulmiye


Cabdullaahi Kulmiye

Bahda warbaahinta Soomaaliyeed ayaa mar kale ugu baaqay xukuumadda Soomaaliya inay xorriyaddiisa uso celiso weriye Cabdullaahi Kulmiye Caddow oo eheladiisuu sheegeen in ciidamada amniga dawladda Soomaaliya ay kala baxeen gurigiisa habeenkii Sabtidii.

Weriyahaya ayaa dhowaan waraystay ganacsade Abuukar Cumar Caddaan, oo wareysigiisa taageero ugu muujiyey kooxda Al-Shabaab, waxaana lagu warramayaa in sababtaas loo xiray.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:29 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG