Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa sidee xaaladda COVID-19 ee Soomaaliya?


Jaamacadda John Hopkins ee diiwaan-gelisa kiisaska cudurka Coronavirus ee caalamka ayaa sheegtay in tirada dadka uu ku dhacay cudurkaasi ee caalamka ay haatan kor u dhaaftay 40 milyan oo qof.

Dhimashada ayaa ah 1 milyan iyo 100 kun oo qof, iyadoo tirooyinka ugu badan caalamka ay ka imanayaan dalka Maraykanka iyo Brazil. Haddaba waa side xaaladda Covid19 ee Soomaaliya iyo Africa?

Su’aashaas aaa Haaruun Macruuf uu weydiiyey Dr. Cabdirisaaq Yuusuf Axmed oo ah Agaasimaha Cisbitaalka Martini ee lagu daweeyo COVID-19.

Waa sidee xaaladda COVID-19 ee Soomaaliya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:39 0:00


XS
SM
MD
LG