Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Weriye Cabdullaahi Kulmiye oo lagu xiray Muqdisho


Cabdullaahi Kulmiye

Ciidamada Amniga Soomaaliya ayaa shalay magaalada Muqdisho ku xiray weriye ka tirsan idaacadda Radio Kulmiye, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta idaacadda.

Weriyahan ayaa lagu magacaabaa Cabdullaahi Kulmiye Caddow. Dawladdu rasmi ahaan ugama hadlin sababta ka dambatsa xarigga weriyaha.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:22 0:00




Facebook Forum

XS
SM
MD
LG