Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ayax ku habsaday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan


Ayax
Ayax

Wararka ka imaanaya Degmada Maxaas ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in Ayax faro badan oo guuraya uu ku dagay ilaa 32 tuulo.

Dhul lagu qiyaasay ilaa 80 KM ayuu saameeyay Ayaxan, sida uu sheegay Gudoomiyaha Degmada Maxaas Muumin Maxamed Xalane lasoo xiriiray weriyahayaga Beledweyne Xuseen Xasan Dhaqane.

Ayax ku habsaday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:33 0:00




XS
SM
MD
LG