Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qorshaha madaxweyne Lafta-gareen ee doorashada xildhibaanada


Lafta-gareen
Lafta-gareen

Madaxweynaha Maamulka Koofur-Galbeed ee Somalia Cabdiaziz Xassan Maxamed Lafta-Gareen ayaa magaalada Baydhabo kulan looga hadlalay arrimaha doorashooyinka xildhibaannada kula yeeshay odayaasha dhaqanka ee gobollada uu maamulkiisa ka taliyo.

Madaxweyne Lafta-Gareen sheegay inay dardar galinayaan howlaha doorashada islamarkaana ay xoojinayaan ammaanka doorashoyinka gaar ahaan magaalayoonka Baydhabo iyo Baraawe oo oo loo asteeyay in xildhibaanada lagu soo doorto.

Wariyaha VOA Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warkan kasoo direy magaalada Baydhabo.

Halkaan ka dhagayso, warbixinta.
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:24 0:00



XS
SM
MD
LG