Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland: Xukun toogasho ah oo lagu fuliyay nin hooyadii dilay


Maxkamadda Ciidamad ee Puntland ayaa maanta oo sabti ah xukun dil toogasho ah ku fulisay nin hooyadii dil ugu geystay deegaanka Jalam ee ka tirsan Gobolka Nugaal.

Faarax Cabdi Maxamed oo 42 jir ahaa ayaa bishii July ee sanadkan waxaa ay maxkamaddu ku xukuntay dil toogasho ah, ka dib markii ay ku caddaatay in bishii June uu si bareer ah u dilay hooyadiis, Xaawa Jaamac.

Wariyaha VOA, Nuux Muuse Birjeeb, ayaa warbixin ka soo diray Garoowe.

Xukun dil ah oo lagu fuliyey nin hooyadiis dilay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:48 0:00


XS
SM
MD
LG