Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maktabadaha Buugaagta oo ku badana Soomaaliya


Sanadihii u danbeeyey waxaa Soomaaliya ku soo badanayay maktabadaha laga furayo Gobollo badan, kuwaasi oo qaarkood loo sameeyay bandhigyo buugaag loogu yaboohayay.

Fikirkan ayaa waxaa abaabulkeeda isku xilqaamay dhalinyaro dalka gudihiisa wax ku bartay, waxaana sidoo kale sii badanaya da'yarta qalinleyda ah.

Maktabadaha buugaagta loo uruuriyay waxaa ka mid ah mid dhowaan laga furay magaalada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo. Warbixin arrintan ku saabsan waxaa noo diyaariyay wariyaha VOA ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:29 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG