Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay salka ku hayaan dilalka qorsheysan ee ka socda Gaalkacyo?


Booliska magaalada Gaalkacyo ee dhanka maamulka Puntland ayaa fuliyay howlgallo ay kusoo qabqabteen dad lagu tuhmayo inay dilal qorsheysan ka geysteen magaaladaasi.

Booliiska ayaa sidoo kale sheegay inay ballan-qaadayaan inay muddo saddax bil ah Gaalkacyo ay ku noqoto meel aan qofna lagu dilin.

Taliyaya qeybta booliska ee gobolka Mudug ee dhinaca Puntland Gaashaanle Muumin Cabdi Shire ayaa idaacadda VOAda u sheegay in dadka ay soo qab qabteen ay ku hayaan baaritaan, xilli goor hore ay kooxda Al-Shabaab sheegatay dilkii u dambeeyay ee nin dhalinyaro ah loogu geystay magaaladaasi.

Taliyaha ayaa sidoo kale ka warbixiyey waxa ay salka ku hayaan dilalka.
Wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa wareystay taliye Gaashaanle Muumin Cabdi Shire.

Halkaan ka dhagayso, waraysiga taliyaha.
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:14 0:00


XS
SM
MD
LG