Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faah-faahin ku saabsan xukunkii lagu riday Deeqow Caliyow Kuusoow


Deeqow Caliyow
Deeqow Caliyow

Magaalada Kismaayo ayaa waxaa toddobaadkan lagu soo bandhigay nin 19 jir ah oo lagu mgacaabo Deeqow Caliyow Kuusoow, oo la sheegay inuu ka mid ahaa 4 nin oo weerar ku qaaddey bartimihii sanadkii tagay hotelka Cascaseey ee magaalada Kismaayo.

Ninkaasi oo dil lagu lagu xukumay ayaa maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Jubbaland waxay sheegtay in baaritaankiisa uu socdey muddo sanad ka badan oo isagana uu dhaawac ahaa.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonka ee magaalada Kismayo kula xariirtey Col. Bashiir Xareed oo ah Garsooraha koowaad Maxkamada Ciidamada Militariga ee Jubbaland, waxayna weydiisay inuu faah-faahiyo xukunka.

Halkaan ka dhageyso waraysiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:41 0:00


XS
SM
MD
LG