Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sanad guuradii saddexaad ee qaraxii Zoobe oo la xusay


Xuska Qaraxa Zoobe
Xuska Qaraxa Zoobe

Saddex sanadood ka hor maanta oo kale 14-kii October waxay u aheyd Soomaaliya, gaar ahaan reer Muqdisho maalin mugdi iyo murugo xambaarsan.

Waxaa isgoyska Zoobe ee caasimadda ka dhacay qarax weyn oo galaaftay nolosha ugu yaraan 587 qof, islamarkaana geystay burbur xooggan oo hantiyeed iyo dhaawac maskaxeed.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabado lagu xusayo dadkii ku nafwaayay maalintan.

Qaramada Midoobay iyo Safaaradda Mareykanka ayaa qoraallo ay soo saareen labadaba ku sheegay in murugta ay la qeybsanayaan shacabka Soomaaliyeed.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo dirtay Seynab Abuukar Maxamed.

Sanad guuradii saddexaad ee qaraxii Zoobe oo la xusay
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:43 0:00


XS
SM
MD
LG