Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kufsiga oo gabdhaha da'da yar oo kusoo badanaya Soomaaliya


Iyadoo shalay caalamka laga xusay maalinta Gabdhaha Dhallanaka ah ayaa dhinaca kale waxaa la sheegay inay si gaar ah usoo kordhayaan kufsiga gabdhaha da’da yar.

Dhakhaatiirta Soomaaliya ayaa sheegayaa in cisbitaallada la keenayo dhibanayaal tiro badan.

Warbixintan waxaa magaalada Muqdishu kasoo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Warbixin: Kufsiga oo kusoo badanaya Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:16 0:00



XS
SM
MD
LG