Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Maxkamad xukun ku riday xubno Shabaab ah


Shuute

Maxkamadda milatariga Soomaaliya ayaa laba nin ku heshay inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shababaab iyaga oo ka hawlgeli jiray degaannada u dhexeeya Balcad iyo Basra.

Labadan nin oo lagu kala magacaabo Xasan Cabdi Aadan Nuur iyo Cumar Xuseen Abshir Jaabir ayaa maxkamaddu waxa ay ku xukuntay xabsi daa’in.

Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Muqdisho.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:24 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG