Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jalalaqsi: Al-Shabaab oo weeraray xarumo dowladeed


Mas’uuliyiinta magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in maleeshiyada ururka Al-Shabaab ay xalay weerar isugu jira dagaal toos ah iyo qaraxyo ku soo qaadeen saldhiga Booliska degmada Jalalaqsi iyo guriga guddoomiyaha degmadaas Maxamed Nuur Cagajoof.

Faahfaahinta warkan waxaa magaalada Beledweyne nooga soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Jalalaqsi: Al-Shabaab oo weeraray xarumo dowladeed
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:07 0:00


XS
SM
MD
LG