Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xayiraad Cusub oo Lagu soo Rogey Qeyba ka mida Britain


Dowlada Britain ayaa shaacisay in magaalooyinka iyo deegaanada uu kusoo batey xanuunka covid19 in wixii ka danbeeya maalinta isniinta gebi ahaanba la xiri doono Maqaayadaha wax laga cuno iyo goobaha wax laga cabo. Dowlada ayaa sheegtay in dhamaan Shaqaalaha ka hawlgala shirkadaha UK, ee sharciga Coronavirus uu ku qasbay inay xidhaan ay saddex qaybood marka loo qaybiyo laba ahaan dawlada ka heli doona mushaharkoodii.

Arrintan ayaa saameyn weyn ku yeelan doonta dhaqaalaha dalka oo iminka uun kasoo kabanayey xayiraadihii bilihii March iyo April.
Wariyaheena Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa warbixintan London nooga soo direy.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:46 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG