Magaalada Muqdisho waxaa dhowaan laga furay xarun loogu talo galay farshaxanka casriga ah. Xaruntan oo ah tii u horreysay ee nuuceeda ah ayaa ujeedka laga leeyahay uu yahay in lagu hormariyo hal abuurka xirfadlayaasha farshaxanka Soomaaliyeed iyo in ay helaan goob ay shaqadooda ku soo bandhigaan.
Maxamed Nuur Macallin ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho, waxaana soo koobaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Facebook Forum