Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faahfaahinta Geerida Dr. Cali Kh. Galaydh


Saraakiisha Caafimaadka DDS ayaa xaqiijiyay in Xanuunka Covid 19 laga helay Prof Cali Khaliif Galeyr oo Khamiistii ku geeriyooday Magaalada Jigjiga. Wasaradda Caafimaadka DD ayaa sheegtay in natiijada baaristii la mariyay Prof-ka ay xalay soo baxday. Jacfar Kukay ayaa Faahfaahinta arrintan ka wareystay wasiir kuxigeenka wasaaradda caafimaadka DDS, Dr. Mukhtaar Yuusuf Muuse.

Dhageyso Faahfaahinta Geerida Dr. Galaydh
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:03 0:00


XS
SM
MD
LG