Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qof noocee ayuu ahaa Dr. Cali Khaliif Galayr?


Cali Khaliif Galayr
Cali Khaliif Galayr

Waxaa maanta magaalada Jigjiga ee caasimadda ismaamulka Soomaalida ku geeriyooday Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaali Cali Khaliif Galaydh.

Geerida Cali Khaliif Galaydh waxaa idaacadda VOA u xaqiijiyey Caddaani Hormooge oo ka tirsan ururka ONLF kuna sugan magaalada jigjiga.

Cali Khaliif Galaydh oo dhowaan tagay magaalada Jigjiga ayaa la sheegay inuu xanuunsadaty Jimcihii lasoo dhaafay kadib markii uu xanuun kusoo booday.

Hadaba qof noocee ah ayuu ahaa Cali Khaliif Galayr? Warbixin uu arrintaasi ku eegayo waxaa Muqdisho nooga soo diray wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Qof noocee ayuu ahaa Dr. Cali Khaliif Galayr?
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:26 0:00



XS
SM
MD
LG