Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gaalkacyo oo laga hirgeliyay xarun lagu baaro COVID-19


Goob lagu baarayo dadka looga shakiyo inay qabaan xanuunka Covid19, ayaa laga hirgaliyey magaalada Gaalkacyo gobolka Mudug.

Mashruuca xaruntan ee sheybaarka Corona-Virus ayaa waxaa iska kaashaday maamulka Puntland, iyo hay’adhaha World Vision iyo Unicef, iyadoo masuuliyiinta Puntland ay sheegeen in tani ay tahay horumar weyn oo lagu xakamayn karo xanuunka

Wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warkan kaso direy magaalad Gaalkacyo.

Halkaan ka dhagayso, warbixinta Galkacyo ee Covid19.
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:03 0:00



XS
SM
MD
LG