Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasaaradda Waxbarashada oo mar kale difaacday imtixaankii shahaadiga


Mas’uuliyiinta wasaaradda waxbarashada ee dawladda Soomaaliya ayaa mar kale difaacay imtixaanki sannadkan la qaaday, ee natiijadii kasoo baxday ay dhalisay muran badan.

Imtixaanka ayaaa waxaa ku dhacay arday ka badan 8,000 oo badankood dhigta dugsiyada magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Mas’uuliyiinta wasaaradda waxbarasha waxay sheegeen in imtixaankan uu ahaa amid caam ah oo u dhigma kuwa adduunka. Sidaas waxaa sheegay wasiir ku x-geenka waxbarashada Faysal Cumar Guuleed.

Warbixintan waxaa Nairobi kasoo diray Yaasiin Ciise Wardheere.

Wasaaradda Waxbarshada oo mar kale difaacday imtixaanka shahaadiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:08 0:00



XS
SM
MD
LG