Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhibaatada magacyada been-abuurka ah ee baraha bulshada


social networking apps
social networking apps

Waxaa waayadan danbe soo badanaayey dadka baraha bulshada ku samaysta magacyo been abuur ah, Islamarkaana qaata magacyada dadka bulshada dhexdeeda caanka ka ah ama kuwa ixtiraamka loo hayo.

Ayaga oo adeegsanayaa magacyadaas ayey dadkan mararka qaar ku qaataan lacago ama adeegyo kale.

Dadkani badankoodu waxay adeegsadaan baraha Bulshada iyo isgaarsiinta kale sida Teleefoonada.

Hadaba qaabkee dadkani u isticmaalaan magacyada dadka iyo cinwaanadooda, sideese lagu garan karaa?

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo heysa Falastiin Axmed Iiman.

Dhibaatada magacyada been-abuurka ah ee baraha bulshada
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:05 0:00


XS
SM
MD
LG