Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Doorashada ma ku dhici kartaa xilliga loo qabtay


Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay, side doorashooyinka Soomaaliya ugu dhici karaan waqtiga loo asteeyey, maxayse yihiin caqabadaha ka hor-iman kara. Barnaamijka waxaa marti ku ah Diini Maxamed Diini, oo horey usoo noqday guddoomiyaha ururuada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed. Waxaa barnaamijka daadihinaya Jacfar Kuukaay.

Wicitaanka Dhageystaha: Doorashada ma ku dhici kartaa xilliga loo qabtay?
please wait

No media source currently available

0:00 0:26:21 0:00



XS
SM
MD
LG