Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Magaalada Melbourne oo xayiraadi laga qaadey


Melbourne
Melbourne

Magaalada Melbourne oo muddo ku dhow saddex bilood ah uu saarnaa bandow la xiriira cudurka Coronavirus ayaa maanta laga qaaday, iyadoo xayiraadaha kalena xoogaa laga qafiifiyey.

Magaaladan ayaa ah mid ay ku nool yihiin Soomaalida ugu badan ee waddanka Australia degen, kuwaasi oo bandowga uu siyaabo kala duwan uu u saameeyey.

Warbixintan waxaa magaalada Melbourne kasoo diray wariyaha VOA ee qaarada Australia Ibrahim Cumar Baafo.

Melbourne oo Xayiraadi laga Qaadey
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:00 0:00


XS
SM
MD
LG