Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Dilalka dhallinyarada Soomaalida ee Canada


Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dilalka loo gaystay dhallinyarada Soomaalida oo kusoo badanaya dalka Canada, ayada oo sanadkan kaliya la dilay in ka badan 50 qof.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Axmed Maxamed Urur oo ah agaasimaha qeybta waxbarashada iyo xiriirka dhallinyarada ee Masjidka Khaalid ee magaalada Toronta iyo Yuusuf Abiikar oo ah aabe wiil uu dhalay lagu dilay Canada. Barnaamijka waxaa daadihinaya Jacfar Kuukaay.

Wicitaanka Dhageystaha
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:25:48 0:00



XS
SM
MD
LG