Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Nooca Doorashada ee Somalia ka Dhacaysa


Somalia waxay u diyaar garoobeysaa doorasho dadban oo ay ku heshiiyeen Dowladda Dhexe iyo maamul goboleedyada dalka, hasa yeeshee ma aha markii ugu horeysay ee doorasho dad badan ay dalka ka dhacdo. Waxay dhacday sanadkii 2016kii.

Haatan waxaa wax badan la iska weydiinayaa faraqa u dhaxeeya doorashadii hore iyo middan, gaar ahaan waxaa wax la iska weydiinayaa waqtiga yar ee ay dowladdan heysato iyo inay doorasho ku qaban karto iyo in kale iyadoo aan kororosan.

Wariyaha VOAda Jacafar Kuukaay ayaa ayaa inoo diyaariyay warbixin uu faraqa labada doorasho ku eegayo gaar ahaan dhinaca amniga.

Dhageyso Nooca doorasho ee Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:56 0:00


XS
SM
MD
LG