Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galmudug 'oo shareecada Islaamka marineysa' qofkii kufsi gaysta


Galmudug
Galmudug

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee maamulka Galmudug ayaa sheegtey in qofkii lagu helo inuu kufsi gaystay la marin doono xukun ku saleysan waxa ay shareecada Islaamka ka qabto.

Hadalka kasoo baxay Galmudug ayaa imanaya ayada oo dhowaanahan ay meelo ka mid ah Soomaaliya, oo ay ku jirto Galmudug, kusii kordhayeen kiisaska kufsiga loo gaysto gabdhaha.

Isku duwaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Galmudug, Macalin Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Sheikh Nuur, ayaa u warmaya wariyaha VOA Cabdulwaaxid Macalin Isxaaq.

Galmudug 'oo shareecada Islaamka marineysa' qofkii kufsi gaysta
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:49 0:00



XS
SM
MD
LG