Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorka Waalidka ee Waxbarashada Ubadka


Cudurka Covid-19 ee uu sababo Coronavirus, ayaa qaabkii noloshii bini'aadamka wax badan ka baddalay. Meelaha uu sida gaarka ah u saameeyay waxa ka mid ah qaababkii waxbarashada.

Jamaal Axmed Cismaan ayaa warbixintan ku eegaya sida ay waaliddiinta u maareeyaan waxbarashada caruurtooda iyo shaqooyinkii kale xilligan oo ay ardaydu qaabka fogaan aragga ah (online) waxbarashada u qaadanayaan iyagoo guryaha jooga.

Waalidiinta iyo waxbarashada ubadka ee Online-ka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:20 0:00


XS
SM
MD
LG