Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qoyska: Nidaamka Waxbarashada Durugsan


Barnaamijka Qoysyka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay dib ufurista ikuulada Maraykanka iyo culeyska uu nidaamka waxbarashada durugsan ku keenay waalidiinta Soomaalida.

Dhageyso barnaamijka oo ay soo diyaarisay soona jeedineyso Caasho Ibrahim Aden.

Dhageyso Barnaamijka Qoyska iyo Nidaamka waxbarashada Durugsan
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:19 0:00


XS
SM
MD
LG