Hal askari ayaa dhintay, saddex qof oo kalena waa ay dhaawacmeen, kadib markii uu iska hor imaad maanta ku dhex maray duleedka degmada Boorama ee gobolka Awdal ciidamada booliska Soomaaliland iyo kooxo hubeysan.
Warkan waxa soo direy wariyaha VOA Haashim Sheekh Cumar.