Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Eedeysane loo heysto dilka iyo kufsiga Xamdi oo Cadaado lagu xirey


Mas’uuliyiinta maamulka Galmudug ee badhtamaha Soomaaliya ayaa sheegay inay qabteen nin lagu tuhmayo inuu ku lug lahaa fal ay ku dhimatay gabadha lagu magacaabo Xamdi Maxamed Faarax oo maydkeeda maalintii Jimcihii laga helay xaafadda Waaberi ee magaalada Muqdishu.

Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq ayaa warbixintan noo soo diray.

Eedeysane loo heysto dilka iyo kufsiga Xamdi oo Cadaado lagu xirey
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:14 0:00


XS
SM
MD
LG