Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Lix bil kadib, waa sidee xaaladda COVID19 ee Soomaaliya?


Waxaa laga joogaa lix bilood markii xanuunka Covid19 laga helay dalka Soomaaliya.

Qaramada Midoobay iyo mas’uuliyiinta caafimaadka Soomaaliduba waxay ammaaneen shaqada ay qabteen shaqaalaha caafimaadka, waxayna ku baaqeen in la kobciyo adeegyada caafimaadka ee waddankan.

Haaruun Macruuf ayaa xaaladda Covid19 ee Soomaaliya lix bilood kadib ka waraystay Agaasimaha Cisbitaalka Martiini Dr. Cabdirisaaq Yuusuf Axmed “Jalaaludiin”.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:49 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG