Isku xirrada

War Deg-Deg ah

London: Soomaali ka cabanaysa caruur ay dowladdu ka qaadday


Waxaa shalay ka dhacay magaalada London dibad-bax ay dhigeen qoysas Soomaaliyeed oo ka cabanaya saddex caruur ah oo Soomaaliyeed oo dhowaan ay dawladdu ka qaaday.

Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa arrimahan ka waraystay Sahal Yusuf Cali oo ah madaxa ururka Gaashaan ee fadhigiisu yahay London.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:55 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG