Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Lix ruux oo ku dhintay qarax ka dhacay duleedka degmada Xuddur


Wararka ka imanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in ugu yaraan lix qof ay dhinteen kadib markii ay miino ku qaraxday dad rayid ah degaan 25km u jira magaalada Xuddur. Faahfaahinta dhacdadan waxaa warkan nooga soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Qarax ka dhacay Xuddur oo dhimasho sababay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:07 0:00


XS
SM
MD
LG