Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Waxa ay Shareecadu ka qabto kufsiga iyo dilka


Sheekh Maxamuud Shibli
Sheekh Maxamuud Shibli

Dalka Soomaaliya waxaa sanadihii lasoo dhaafay aad u kordhay tacadiyada ay kamidka yihiin kufsi wadeeradka iyo dilalka loo gaysanaayo dumarka Soomaaliyeed. Dhacadii u dambeeysay waxay ahayd mid toddobaadkii la soo dhaafay muqdisho loogu geystay gabar dhallinyaro ah oo kufsi iyo dil la isugu daray.

Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli, oo kamid ah culumada Soomaaliyeed ayaa sharaxaya waxa ay diinta Islaamka ka qabto arrimaha kufsiga iyo dilalka. Wariyaha VOA ee Nairobi, Khadar Maxamuud Xareed ayaa arrimahan ka wareystay.

Waxay Shareecada ka qabto Kufsiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:53 0:00


XS
SM
MD
LG