Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baydhabo: Sarkaal Shabaab ah oo howl-gal lagu dilay


Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in ciidamada amnigu ay dileen sarkaal ka tirsanaa ururka Al-Shabaab oo lagu magacaabi jirey Ibraahim Macallin Cabdi “Ibraahim Ganey’.

Sarkaalkan ayaa la sheegey in lagu dilay howl gal ay ciidanku ka sameeyeen degaanka Ceelka Aw Eeran oo 45km dhinaca galbeed ka xiga magaalada Baydhaba. Mukhraar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan noo soo diray.

Sarkaal Shabaab ah oo la sheegey in lagu diley Baay
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:27 0:00


XS
SM
MD
LG