Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hargeysa: Saraakiil ku eedeysan musuq-maasuq oo la xirey


Hanti-dhawraha guud ee Somaliland ayaa faah-faahin ka bixiyey saraakiil lagu eedeyay falal la xiriira musuq-maasuq, kuwaas oo xabsiga loo taxaabay.

Hanti dhahawraha ayaa sidoo kale ka hadlay baadhitaannada ay ku wadaan shaqada qaar ka mid ah dawladaha hoose. Warkan waxa Hargeysa ka soo diray weriyahayaga Khadar Maxamed Cakule.

Hargeysa: Mas'uuliyiin loo xirey eedeymo Musuqmaasuq
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:32 0:00


XS
SM
MD
LG