Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Muslimiin ku baaqay ka hor-tagidda weerarada al-Shabaab

Hoggaamiyaasha gobalada muslimiinta Kenya ayaa billaabay in ay shacabka kala hadlaan ka hor-tagidda weerarada ay Shabaab ka geystaan Kenya. Warbixintan waxa Gaarisa ka soo direy Maxamed Faarax Shire.

Muslimiin ku baaqay ka hor tagga weerarada Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:44 0:00


This item is part of
XS
SM
MD
LG