Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Yemen: Haweeney Soomaali ah oo hormar ka sameysay ganacsiga


Dagaallada iyo colaadda ka jirta Soomaaliya ayaa ku kaliftay Soomaali badan in ay u qaxaan dalalka shisheeye, kuwaasi oo qaar ka mid ah dhulkii ay u qexeen ay dagaallo ka dhaceen sida dalka Yemen.

Laakiin qaar ka mid ah Soomaalida qaxootiga ah ayaa waxaa u suurtagashay in duruufaha adag ay la qabsadaan islamarkaana nolol cusub bilaabaan.

Warbaahinta dalka Yemen ayaa faallo ka qoray haweeneey Soomaaliyeed oo ka ganacsata dhoofinta xoolaha iyada oo noqotay haweenayda ugu miisaanka culus ganacsatada xoolaha ee dalkaasi.

Xuseen Barre Aadan ayaa warbixintan ka diyaariyay arrintaasi.

Soomaalida iyo ka ganacsiga dalka Yemen
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:46 0:00


XS
SM
MD
LG