Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Labo ku Dhimatay Qarax ka Dhacay Kismaayo


Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in laba qof ay ku dhinteen lix kalena ay ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay meel ku dhow masaajid qadiimi ah oo ku yaala magaalada Kismayo.

Wariyaha VOAda Khadar Maxamud Xareed ayaa faahfaahinta warkan Nairobi ka soo diray.

Dhageyso Dilka Kismaayo ka Dhacay
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:34 0:00


XS
SM
MD
LG