Madaxda maamullada Galmudug, Hir-Shabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa shir isugu yimid magaalada Baydhabo, kuwaas oo ka arrinsaday arrimaha doorashooyinka dalka.
Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan soo direy.