Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliland: Xildhibaanno diidey ka qeyb galka fadhiyada golaha


Xildhibaannada ka soo jeeda gobolka Awdal ee ku jiragolaha baarlamaanka ee Soomaaliland ayaa la sheegay inay maalmahan dibedda ka joogeen golaha kadib markii ay ka biyo diideen xeerka doorashooyinka oo dib loogu soo celiyey golaha si looga doodo loona ansixiyo.

Xildhibaanadaas waxay u warrameen oo warbixintan noo soo diray Haashim Sheekh Cumar Good.

Xubno ka tirsan baarlamaanka Somaliland oo qaaddacay ka qeyb galka kulamada golaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:13:56 0:00


XS
SM
MD
LG