Wabiga Shabeelle ayaa karkaarada jabsaday, kaas oo ku fatahay qeybo ka mid ah magaalada Baladweyne ee xarrunta gobolka Hiiraan. Arrintan ayaa sababtat in dadka qaar ay guryahooda ka barakacaan.
Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo direy Baladweyne.