Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Biixi oo qaabilay ururada bulshada rayidka ah


Madaxweynaha Soomaaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa qaabilay xubno ka socdey ururada bulshada rayidka ah ee Soomaaliland.

Dhinacyada ayaa ka arrinsaday arimo ay ka mid yihiin qoondada haweenka, dadka la hayb sooco iyo shuruudo cusub oo lagu xirey dhalinyarada u tartamaysa golayaasha deegaannada ee Soomaaliland.

Warkan waxa Hargeeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Bulshada rayidka oo la kulmey Madaxweyne Biixi
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:39 0:00


XS
SM
MD
LG