Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Iskuul Guriceel ku yaalla oo gabdhaha ay lacag la'aan wax ku bartaan


Shukri Sheekh Mire Xaashi oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed oo iskeed isku xilqaantay waxaa ay degmada Guriceel ka hirgalisay iskuul si lacag la'aan ah wax loogu baro gabdhaha iyo haweynka danyarta ee aan nasiibka u helin fursad ay wax ku bartaan.

Wariyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane oo booqday Guriceel ayey uga warantay waxa ku dhaliyay, caqabadahii ay la kulantay iyo xilliga ay u istaagtay in ay dumarka waxbarto.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:39 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG