Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhibaato dhaqaale oo uu Covid19 ku keenay dadka kirada degganaa


Xanuunka Covid19 ee uu dhaliyo Coronavirus ayaa ka sokow saameynta caafimaad ee dunida uu ku keenay, waxaa kale oo uu sababey dhaqaale xumo keentey in ay dad badani iska bixin kari waayaan kirada guryihii ay ku noolaayeen kadibna ay banaanka ku soo dhaceen.

Dadkan ayaa hadda qaarkood waxa ay ku jiraan guryo ku meel-gaar ah oo dad kale ay la sii degeen, halka qaar kalena ay noqdeen guryo la'aan oo ay dibadaha seexdaan. Dad badan oo Soomaaliya ayaa ka mida dadka xaaladdaasi la kulantay.

Falastin Axmed Iman ayaa warbixintan ku eegeysa arrimahaas.

Shaqo la'aanta uu dhaliyay Covid19
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:38 0:00


XS
SM
MD
LG