Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan wadahadallada u dhexeeya maamul goboleedyada iyo dawladda federaalka.
Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ku sugan Muqdishu ayaa maanta khudbad u jeediyey xubno ka tirsan xidhibaannada Aqalka Sare ee Soomaaliya. Warbixintan waxaa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Facebook Forum